Daawo Sawirada: Xasan Kheyre oo kormeer ku tagay Wasaarada Maaliyada iyo xarunta Bangiga Dhaxe

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya halkaasi oo uu kula kulmay madaxda Wasaaradda oo ugu horeeyo Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa uujeedka kormeerkiisu wuxuu ahaa u kuur gelida howlaha shaqo ee ka socda Wasaaradda Maaliyadda iyo siday … Continue reading Daawo Sawirada: Xasan Kheyre oo kormeer ku tagay Wasaarada Maaliyada iyo xarunta Bangiga Dhaxe